Madaxweyne Farmaajo iyo Kheyre oo go’aan la filayay ka gaaray Shirka Garawe

Waxaa beri oo Khamiis ah lagu wadaa in magaalada Garawe ee xarunta Puntland uu ka furmo shir  uu iclaamiyay Madaxweynaha Puntlanad, waxaana shirkan lagu casuumay in ay kasoo qeyb galaan Madaxda dowlada Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa kamid ahaa xubnaha lagu casuumay in … Continue reading Madaxweyne Farmaajo iyo Kheyre oo go’aan la filayay ka gaaray Shirka Garawe